Balantaadii ma noqotay sidii aad filaysay? Noo sheeg wixii aad kala kulantay. Aad ayay muhiim noogu tahay in aan ra’yigaaga maqalo waayo taasi waxay naga caawinaysaa in aan mustaqbalka wanaajino adeegyadda caafimaad ee ay bixiyaan goobaha caafimaadka ee HealthPartners.
Hadii aad wax ka tabanayso daryeelka caafimaad ee laguu fidiyay ama ay jiraan wax nabadgelyadaada raad ku leh, fadlan sida ugu dhakhsaha badan ula xiriir rugtaada caafimaadka/dhakhtarkaaga.
*Waxaa lagaa doonayaa inaad dhamaan foomkan buuxisid hadii aanay ku qorayn waa ikhtiyaar. Hadii aad rabtid magacaaga waad qarin kartaa
Clinic Feedback form (Somali Language) - User Comments:
(Comments)
(Reason for visit)
(Clinic Location)
(First Name)
(Last Name)
(Address 1)
(Address 2)
(City)
(State)
(Zip code)
(Email address)
example@healthpartners.com
(Phone number)
999-999-9999
(Phone extension (if applicable))
(Patient Name (if different than above))
(Patient date of birth)
(Preferred contact method Lambarka Telephone=phone number Email kaaga=email)
(Would you like us to contact you about this? Haa=yes Maya=no)